HomeWararWasiir Yuusuf Garaad oo Danjiraha Ethiopia ka guddoomay Waraqihii Aqoonsiga.

Wasiir Yuusuf Garaad oo Danjiraha Ethiopia ka guddoomay Waraqihii Aqoonsiga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee XFS, Yuusuf Garaad Cumar Axmed waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Ethjiopia u jooga Somalia, Jamaaludiin Mustafa Cumar oo uu ka guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsig Danjirenimo ee ay Dowladda Ethiopia ugu so omagacowday xilkaasi. Wasiirka iyo Danjiraha waxy isweydaarsadeen hadalo kooban oo ku and sii xoojinta Xiriirka labda Waddan ee deriska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee XFS, Yuusuf Garaad Cumar Axmed waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Ethjiopia u jooga Somalia, Jamaaludiin Mustafa Cumar oo uu ka guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsig Danjirenimo ee ay Dowladda Ethiopia ugu so omagacowday xilkaasi.

Wasiirka iyo Danjiraha waxy isweydaarsadeen hadalo kooban oo ku and sii xoojinta Xiriirka labda Waddan ee deriska ah, wxayna si gaar ah iskula soo qaadeen Qoddobo ay ka mid yihiin Deeqaha Waxbarasho oo ay Dowladda Ethiopia siiyan Ardayda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Qoraal uu Wasiir Yuusuf Garaad so odhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay inay Danjiraha ku wada hadleen Afka Soomaaliga.

Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda,, Agaasimaha Guud ee Habmaamuuska iyo Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts