HomeWararDowladda Koonfurta Suudaan oo loogu baaqay Badbaadinta Ganacsatada Soomaalida ku nool dalkaasi.

Dowladda Koonfurta Suudaan oo loogu baaqay Badbaadinta Ganacsatada Soomaalida ku nool dalkaasi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Danjiraha Somalia u jooga dalakasi, Xuseen Xaaji Axmed Maxamud ayaa ku booriyey Dowladda dalkaasi inay badbaadiyeen Ganacsatada ku nool dalkaasi.xilli ciiddamo fara badan la dhigay qeybo ka mid ah caasimadda dalkaasi ee Jubba. Danjire Xuseen ayaa Codsigaasi ka sheegay mar uu kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Micheal Chiengjiek Geay. Danjiraha oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Somalia u jooga dalakasi, Xuseen Xaaji Axmed Maxamud ayaa ku booriyey Dowladda dalkaasi inay badbaadiyeen Ganacsatada ku nool dalkaasi.xilli ciiddamo fara badan la dhigay qeybo ka mid ah caasimadda dalkaasi ee Jubba.

Danjire Xuseen ayaa Codsigaasi ka sheegay mar uu kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Micheal Chiengjiek Geay.

- Advertisement -

Danjiraha oo la hadlay Wargeyska Sudan Tribune ayuu sheegay in Kulankaasi lagu xaliyey caqabdaha soo wajaha Ganacsatda Soomaalida ku nool magaallo-madaxda dalkaasi ee  Jubba.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Koonfurta Sudan, waxa uu ku booriyey Muwaadiniinta Soomalida inay ka fogaadaan Fal-dembiyeedyda, sida Tahriibinta Dadka, Xawaaldh Lacagta ama Farsamaynta Lacagaha Been-abuurka.

Haatan, Ganacsatdda shisheeyaha ee ka hawlgala dalkaasi ama Badeecadaha ku iibiya Caasimadda Koonfurt Suudaan iyo qeybaha kale ee dalkaasi waa Shisheeye, badankooda ka soo kala jeeda Uganda, Somalia, Kenya, Ethiopia iyo Sudan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts