HomeWararNin Watay Gaari Caasi oo Goor dhow Lagu Toogtay Muqdisho

Nin Watay Gaari Caasi oo Goor dhow Lagu Toogtay Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka naga soo garayo degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda ay toogteen nin watay gaari caasi ah, kaasi oo ay ka shakiyeen ciidamada amaanka, kadibna ay rasaas ku fureen. Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka la toogtay uu u sameeyey amar diido, islamarkaana uu ka horymid in la baaro gaariga, […]

- Advertisement -

Wararka naga soo garayo degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda ay toogteen nin watay gaari caasi ah, kaasi oo ay ka shakiyeen ciidamada amaanka, kadibna ay rasaas ku fureen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka la toogtay uu u sameeyey amar diido, islamarkaana uu ka horymid in la baaro gaariga, kadibna ciidamadu ay rasaas ku fureen, gaarigaas oo marayey xafaada danawadaagta ee degmada Wadajir.

- Advertisement -

Waxaa sidookale la sheegay in gaariga uu ku socday dhanka wadada aada xarunta xalane, taasina ay shaki galisay ciidanka, oo mar qura rasaas ooda kaga qaaday wadaha gaariga oo ilsa goobta ku geeriyooday.

Ciidamada AMISOM ayaa tagay goobta, kuwaasi oo baaritaan ku sameeyey gaariga, waxaana la ogaaday markii danbe inuu darawalka waday gaariga ka soo carary ciidanka qaada lacagta Canshuurta, hayeeshee ciidamadu ay ka shikeeyeen rasaasna ay ku fureen ninkaasi oo goobta ku geeriyooday.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories