HomeWararDHAGEYSO: Caruur ku Geeriyootay Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

DHAGEYSO: Caruur ku Geeriyootay Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir xalay ku geeriyootay laba caruur ah, kadib saameyn uu ku yeeshay roobka qoysas danyar oo daganaa waaxda Heegan ee degmadaasi, waxaana roobkii xalay saqdii dhex ka da’ay muqdisho ku dhintay laba caruur ah. Cumar Cali Nuur oo Lix bilood jir ahaa waxaa la sheegay inay biyuhu qaaden, kadib markii uu biyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir xalay ku geeriyootay laba caruur ah, kadib saameyn uu ku yeeshay roobka qoysas danyar oo daganaa waaxda Heegan ee degmadaasi, waxaana roobkii xalay saqdii dhex ka da’ay muqdisho ku dhintay laba caruur ah.

Cumar Cali Nuur oo Lix bilood jir ahaa waxaa la sheegay inay biyuhu qaaden, kadib markii uu biyaha uga dhacay hooyadiis oo ula carareysay meel ay uga ganbadaan dhibicda roobka,islamaraakana, xilli danbe laga soo saaray biyaha isagoo meyd ah, Sidookakale Maxamed Abshir Cabdullaahi oo Shan jir ahaa ayaa xalay ku geeriyooday roobka, kaas oo la sheegay inuu ku soo dumay dhismo ay daganaayeen qoyskiisa.

- Advertisement -

Dadka deegaanka iyo maamulka degmada Yaaqshid ayaa gurmad u sameeyey qoysaskaasi, oo u badnaa kuwo ka soo cararay abaarta ka jirta dalka.

Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle ayaa Radio Dalsan uga waramay dhacdadaas, waxaana uu sheegay in dadku ay ubaahanyihii n gurmad, si au u helaan meel ay uga gabaadsadaan roobka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts