HomeWararDHAGEYSO: Maamulka Hirshabeelle oo Dowldda ugu Baaqay inay Keyd Daawo ah Ka...

DHAGEYSO: Maamulka Hirshabeelle oo Dowldda ugu Baaqay inay Keyd Daawo ah Ka Sameyso Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka caafimaadka daryeelka, hooyada iyo dhalaanka maamulka Hirshabeelle Axmed Cabdikariin Maxamed ayaa sheegay inay xaalado caafimad ka jiraan deegaanada maamulka, islamarkaana cudurka shubanka uu sameyn ku hayo dadka ku dhaqan gobolka Shabeellaha dhexe. Wasiirka ayaa ugu baaqay dowladda, gaar ahaan wasaarada Caafimaadka inay keyd daawo ah ka sameyso shabellaha dhexe, si wax looga qabto dhibaatooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka caafimaadka daryeelka, hooyada iyo dhalaanka maamulka Hirshabeelle Axmed Cabdikariin Maxamed ayaa sheegay inay xaalado caafimad ka jiraan deegaanada maamulka, islamarkaana cudurka shubanka uu sameyn ku hayo dadka ku dhaqan gobolka Shabeellaha dhexe.

Wasiirka ayaa ugu baaqay dowladda, gaar ahaan wasaarada Caafimaadka inay keyd daawo ah ka sameyso shabellaha dhexe, si wax looga qabto dhibaatooyinka cafimad ee ka jira deegaanada maamulka hirshabeelle.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts