HomeWararDHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Ballan Qaad U Sameeyey...

DHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Ballan Qaad U Sameeyey Shacabka Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiye ku xigeenka cusub ee arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Cilmi Erig ayaa sheegay in maamulka gobolka uu xooga saari doono hormarka, iyo sidii shacabka Muqdisho ay u heli lahayeen adeegyada ay u baahan yihiin. Erig ayaa shacabka Muqdisho u ballan qaaday inay heli doonaan adeeg kastaa oo ay uga baahanyihin maamulka gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka cusub ee arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Cilmi Erig ayaa sheegay in maamulka gobolka uu xooga saari doono hormarka, iyo sidii shacabka Muqdisho ay u heli lahayeen adeegyada ay u baahan yihiin.

Erig ayaa shacabka Muqdisho u ballan qaaday inay heli doonaan adeeg kastaa oo ay uga baahanyihin maamulka gobolka Banaadir, sida caafimaadka, iyo waxbarashada oo uu tilmaamay in maamulku xooga saari doono adeegyada Bulshada.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts