HomeWararMadaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Turkiga oo Kulan Khaas ku yeelanaya Qasriga Mdxtooyadda...

Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Turkiga oo Kulan Khaas ku yeelanaya Qasriga Mdxtooyadda ee Ankra.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi uu hoggaminayey Madaxweynha DFS, Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Fiidnimadii xalay gaaray Caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, isagoo casuumaad ka helay Madaxweynae Erdogan. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Ankara, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga.waxaana Madaxweynaha safrkiisa ku wehliya  Wasiirada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda, Amniga iyo kuwo kale. Mdaxweyne Farmaajo waxaa la filayaa inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaminayey Madaxweynha DFS, Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Fiidnimadii xalay gaaray Caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, isagoo casuumaad ka helay Madaxweynae Erdogan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Ankara, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga.waxaana Madaxweynaha safrkiisa ku wehliya  Wasiirada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda, Amniga iyo kuwo kale.

- Advertisement -

Mdaxweyne Farmaajo waxaa la filayaa inuu maanta Mdaxweyne Rjab Dayib Erdogan kula kulmo Qasriga Madxtooyadda ee magaalladda Ankara.

Kulankooda ayaa la filayaa inay uga wda hadlaan Xiriirka Labada Dl iyo Taageeradda ay Dowladda Turkiga siiyaan Hay’addaha DFS iyo sidii loo ballaarin lahaa Mashaariicda Horumarineed ee y ka hirgeliyeen Somalia.

Waa Safarkii ugu horreeyey ee Madaxweyne Farmaajo ku tago Turkiga, isagoo Madaxweyne ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts