HomeWararDHAGEYSO: Puntland: ‘’Dekedda Boosaaso Waxay Noqon Doontaa Mid Ka Mid Ah Dekedaha...

DHAGEYSO: Puntland: ‘’Dekedda Boosaaso Waxay Noqon Doontaa Mid Ka Mid Ah Dekedaha Caalamiga”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay arrimaha Dekedda ee magaalada Boosaaso oo uu dhawaan maamulka howlaha Dekedda heshiis kala galay shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo hormarin u sameyn doonta Dekedaasi Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo hormarinta reer miiga ee Puntland Axmed Cali Cismaan Karaash ayaa sheegay in Dekedda Boosaaso ay ka mid noqon […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay arrimaha Dekedda ee magaalada Boosaaso oo uu dhawaan maamulka howlaha Dekedda heshiis kala galay shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo hormarin u sameyn doonta Dekedaasi

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo hormarinta reer miiga ee Puntland Axmed Cali Cismaan Karaash ayaa sheegay in Dekedda Boosaaso ay ka mid noqon doonto dekedaha waa weyn ee caalamiga, islamarkaana tilmaamay inay rajo ka qabaan mustqabalka dhow inay hormarto dekedaasi.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts