HomeWararDEG DEG: Qarax Miino oo Goor Dhow  Ka Dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax Miino oo Goor Dhow  Ka Dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan iskooska Kaawo Godey meel waxyar u jirta halkii uu bilaawgii sanadkan ka dhacay qaraxii xoogana ee geystay waxyeelada badan. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa oo waxyar ka hor ka dhacay Wadajir, waxaana la sheegay in Miino lagu aasay maaqayad lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan iskooska Kaawo Godey meel waxyar u jirta halkii uu bilaawgii sanadkan ka dhacay qaraxii xoogana ee geystay waxyeelada badan.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa oo waxyar ka hor ka dhacay Wadajir, waxaana la sheegay in Miino lagu aasay maaqayad lagu shaaxo oo ku taala iskooka Kaawo Godey, taasi oo ay  fadhiisan jireen ciidanka dowladda.

- Advertisement -

Goobjooge ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in qaraxu uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso, islamarkaana uusan geysan wax khasaare Nafeed, marka laga tago burbur xoog leh oo gaaray dhismaha maqaayada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts