HomeWararDHAGEYSO: Dagaal Ka Socdo Gobolka Shabeellaha Hoose

DHAGEYSO: Dagaal Ka Socdo Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose, gaar ahaan inta u dhaxeyso Deegaanada Mareerey iyo Bariire ee gobolkaas ayaa ku waramaya inuu ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda, kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Alshabaab. Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay  weerar ku qaadeen deegaanada Mareerey iyo Bariiri oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose, gaar ahaan inta u dhaxeyso Deegaanada Mareerey iyo Bariire ee gobolkaas ayaa ku waramaya inuu ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda, kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Alshabaab.

Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay  weerar ku qaadeen deegaanada Mareerey iyo Bariiri oo ay gacanta ku hayaan Ashabaab, waxaana halkaasi ka socda dagaal u dhaxeeya labada dhinac.

- Advertisement -

Wariyaha Radio ee gobolka Shabeellaha hoose Maxamed Xuseen Cismaan (Ma’daa) ayaa soo sheegayo in dagaalku wali uu ka socdo gobolka, islamarkaana uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Wararka qaar ayaa sheegaya  in Alshabaab ay isaga bexeen deegaanka Mareerey, oo in muda ah gacanta ay ku hayeen, kadib dagaal ay ku qaadeen ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.

Halkaan hoose ka dhegeyso Codka

- Advertisement -

 

 

mareery

bariiri

wetar amiom

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts