HomeWararWaqooyiga Kuurya oo ku hanjabtay inay quusin doonto Maraakiibta Dagaalka ee Maraykanka.

Waqooyiga Kuurya oo ku hanjabtay inay quusin doonto Maraakiibta Dagaalka ee Maraykanka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faallo lagu qoray Wargeyska ku hadla Codka Xisbig Shqaalaha ee ka tliya dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Kacaanka diyaar u yihiin inay hal duqeyn ku dejiyaan Markabka Maraykanka ee Diyaardaha Xambaara ee , kaasi oo haatan ku wajahan meel ka baxsan Xeebaha dalkaasi. Wargeyska oo lagu magacaabo the Rodong Sinmun waxa uu Faalladaasi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faallo lagu qoray Wargeyska ku hadla Codka Xisbig Shqaalaha ee ka tliya dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Kacaanka diyaar u yihiin inay hal duqeyn ku dejiyaan Markabka Maraykanka ee Diyaardaha Xambaara ee , kaasi oo haatan ku wajahan meel ka baxsan Xeebaha dalkaasi.

Wargeyska oo lagu magacaabo the Rodong Sinmun waxa uu Faalladaasi ku soo dabaacay Bogga 3-aad, iyadoo Bogga 1-aad uu ku sawirnaa Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Ul oo kormeeraya beer lagu xannaaneeyo Doofaarka ama Qansiirka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen Muwaadin Maraykan ah, oo asal ahaan ka soo jeeda Koonfurta Kuurya.

Ninkaasi oo da’da 50-aadka ku jira ayaa la sheegay inuu dalkaasi ku sugnaa muddo hal bil, isagoo Madaxda dalkaasi kala hadlay Dhaqdhaqaaqyadda Samafalka.

Tirada guud ee dadka Maraykanka ee lagu qabtay dalkaasi ayaa la sheegay inay gaarayaan 3-qof, kuwaasi oo lagu hayo Xabsiyada dalkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts