HomeWararTrada Askarta Dowladda Afganistan ee lagu dilay Weerarkii Daalibaan oo sii korodhay.

Trada Askarta Dowladda Afganistan ee lagu dilay Weerarkii Daalibaan oo sii korodhay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan 140 Askari ayaa la sheegay in lagu dilay weerarkaasi oo ka dhacay Saldhig ku yaalla magaalladda Mazaar-al-shariif ee Waqooyiga dalkaasi. Saraakiisha waxay sheegeen in la filan karo inay tirada dhimashadda Askarta sii kordhaan. Maleeshiyo ka tirsan Ururka Daalibaan oo ku labisnaa Dharka Ciiddankla Dowladda, isla markana watay Gaadiidka Milliteriga ayaa waxay duhurnimadii shalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 140 Askari ayaa la sheegay in lagu dilay weerarkaasi oo ka dhacay Saldhig ku yaalla magaalladda Mazaar-al-shariif ee Waqooyiga dalkaasi.

Saraakiisha waxay sheegeen in la filan karo inay tirada dhimashadda Askarta sii kordhaan.

- Advertisement -

Maleeshiyo ka tirsan Ururka Daalibaan oo ku labisnaa Dharka Ciiddankla Dowladda, isla markana watay Gaadiidka Milliteriga ayaa waxay duhurnimadii shalay weerareen Ciiddan ku sugnaa Saldhig Milliteri, ku dileen Askar badan.oo qaarkood qadaynyeen, halka kuwa kalena ay ka soo baxeen Masjid ay Salaaddii Jimcaha ku soo tukadeen.

Dhinaca kale, Afhayeenka Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahid ayaa sheegay inuu weerarkaasi ahaa mid ay kaga aar-goosanayeen weerar ay Ciiddanka Dowladda dhawaan ku dileen  dhowr Saraakiisha Daalibaan ee ku sugan Waqooyiga dalkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts