HomeWararAskari horey u dilay qof rayid ahaa oo lagu fuliyey Xukun dil...

Askari horey u dilay qof rayid ahaa oo lagu fuliyey Xukun dil ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa barqanimadii saakayto xukun toogasho ah lagu fuliyey Askari ka tirsanaa Boliska, kaasi oo si barer ah u dilay Nin Timo-jare ahaa. Gacan-ku-dhiiglaha oo maanta lagu toogtay Fagaaraha Dugsiga Boliska “Scoula Polizia” ayaa la oran jirey Alifle xmed Cabdi Maadeey. Taliyee-xigeenka Xeer-ilaalinta Maxkmdda Ciiddamadda, Kbtn Muumin Xuseen C/llaahi ayaa Warfaafinta faahfaahin ka siiyey Xukunka Toogashdda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa barqanimadii saakayto xukun toogasho ah lagu fuliyey Askari ka tirsanaa Boliska, kaasi oo si barer ah u dilay Nin Timo-jare ahaa.

Gacan-ku-dhiiglaha oo maanta lagu toogtay Fagaaraha Dugsiga Boliska “Scoula Polizia” ayaa la oran jirey Alifle xmed Cabdi Maadeey.

- Advertisement -

Taliyee-xigeenka Xeer-ilaalinta Maxkmdda Ciiddamadda, Kbtn Muumin Xuseen C/llaahi ayaa Warfaafinta faahfaahin ka siiyey Xukunka Toogashdda ee lgu fuliyay Gacan-ku-dhiiglaha.

Waxa uu tilmaamy inuu Gacan-ku-dhiiglaha horey u dilay Marxuum la oran jirey Maxamed Cali Cabdalla oo ku sugnaa Timo-jare ku yaalla Degmadda Afgooye.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts