HomeWararCiiddamadda Caalamiga oo Dhoolatus ka sameeyey Xeebaha Somalia.

Ciiddamadda Caalamiga oo Dhoolatus ka sameeyey Xeebaha Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciiddamo Badda oo ka kala socday dalalka Maraykanka, Britain, Japan iyo Koonfurta Kuurya waxay Carbis Milliteri ka sameeyeen meel ka baxsan Xeebaha Somalia, kaasi oo lagu muujinayey cududooda La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia. Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa sheegtay in Carbiskaasi loogu diyaar-garoobayo Hawlgalka Isbhaysiga ee Isku-dhacyada iyaga iyo Burcad-baddeeda sida joogtada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddamo Badda oo ka kala socday dalalka Maraykanka, Britain, Japan iyo Koonfurta Kuurya waxay Carbis Milliteri ka sameeyeen meel ka baxsan Xeebaha Somalia, kaasi oo lagu muujinayey cududooda La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia.

Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa sheegtay in Carbiskaasi loogu diyaar-garoobayo Hawlgalka Isbhaysiga ee Isku-dhacyada iyaga iyo Burcad-baddeeda sida joogtada kaga qowleysata Gacanka Cadmeed.

- Advertisement -

Captain Kim Kyung-ryul oo ka tirsan Ciiddanka Bdda Koonfurta Kuury aya sheegay in Dhoolatuskaasi Wadajirka taageero ka geystay iskaashiga Ciiddanka Badda ee 4-taasi Waddan iyo Adkeynta Xoojinta Hawlgalkasi.

Carbiskaasi waxa hagayey Admiral Tatsug Fukuda oo ah  Taliyaha Ciiddanka Kooxda Shaqada  Isku-dhafka ee Combined Task Force-151 ee La-dagaalanka Burcad-baddeed iyo Dhaca Hubeysan ee Badda Carbeed.

Dalalka soo diray Maraakiibt ugu xoogga weyn ayaa kala ah:

- Advertisement -
  1. Ciiddanka Badda Maraykanka oo soo diray Markabka Dagaalka ee USS Carter Hall
  2. Japan oo soo dirtay Maraakiibta wax burburiya ee TERUSUZJ iyo Choe Yeong.
  3. Ciiddanka Badda Britain oo soo diray Markbk Dagaalka ee Monmouth.

Dhoolatuskan Milliteri ayaa ku soo beegmay, iyadoo ay Burcad-baddeeda dib u bilaabeen Hawlgalkooda, iyagoo bishii hore iyo bishan qafaasheen dhowr Markab oo ay sii daayeen wax lacago madax furasho ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts