HomeWarar{Dhageyso}:- Maxkadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun dila ku fulisay Askari ka...

{Dhageyso}:- Maxkadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun dila ku fulisay Askari ka tirsana Ciidanka Dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaliya ayaa maanta Xukun dila ku fulisay Sakari ka rirsanaa Ciidanaka Booliska Soomaaliyeed oo ku eedeysnaa dil qof Shacab ah uu ugu geysatay Magaalada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose. Axmed Cabdi Muudeey oo 28-jir ahaa ayaa la sheegay in muran dhex maray isaga iyo Nin dhalinyaro ah oo ka shaqeynayay Tima […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaliya ayaa maanta Xukun dila ku fulisay Sakari ka rirsanaa Ciidanaka Booliska Soomaaliyeed oo ku eedeysnaa dil qof Shacab ah uu ugu geysatay Magaalada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose.

Axmed Cabdi Muudeey oo 28-jir ahaa ayaa la sheegay in muran dhex maray isaga iyo Nin dhalinyaro ah oo ka shaqeynayay Tima jare ay sababtay in rasaas Noo-nool uu la dhaco waxaana lagu magacaabi jiray Marxumkas Maxamed Cali Cabdalla.

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts