HomeWararCiiddanka Masar oo lagu eedeeyey dilal aan sharci ahayn.

Ciiddanka Masar oo lagu eedeeyey dilal aan sharci ahayn.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Muuqaal Video oo uu baahiyey Telefishinka Mekmeleen oo  Xaruntiisa Dhexe ku taallo dalka Turkiga ayaa waxa lagu soo bandhigay Askar ka tirsan Milliteriga Dowladda Masar oo tooganaya dad indhaha laga xiray. Telefishinka Mekameleen ee Mucaaradka waxa kale oo uu soo bandhigay Saraakjiisha  oo mid ka mid ah dadka la dilay weydiinayo inuu ka soo jeedo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuqaal Video oo uu baahiyey Telefishinka Mekmeleen oo  Xaruntiisa Dhexe ku taallo dalka Turkiga ayaa waxa lagu soo bandhigay Askar ka tirsan Milliteriga Dowladda Masar oo tooganaya dad indhaha laga xiray.

Telefishinka Mekameleen ee Mucaaradka waxa kale oo uu soo bandhigay Saraakjiisha  oo mid ka mid ah dadka la dilay weydiinayo inuu ka soo jeedo Qoyska Abu Sanana, balse sheegay inuu ka so ojeedo Qoyska Awabadah.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Saraakiisha ayaa la arkayey oo madaxa ka tooganaya ninkii ay indhaha ka xireen.

Muuqaalka uu TV-ga baahiyey ayaa u muuqda Hawlgal ay Ciiddanka Dowladda Masar baraha bulshadda soo dhigeen bishii December 6-dii ee sannadkii hore.

Bishii hore, Human Rights Watch waxay ku eedeysay Ciiddanak Masar inay ugu yaraan 4 nin dileen bishi iJanaayo ee sannadkan, hawlgalka ay Ciiddanka Dowladda kula jiraan Maleeshiyadda taabacsasn Kooxda Daacish ee ka dagaalanta qeybo ka mid ah Masar.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts