HomeWarar699 qof oo lagu dilay Xasilooni-darradda ka aloosan dalka Ethiopia.

699 qof oo lagu dilay Xasilooni-darradda ka aloosan dalka Ethiopia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

699 oo qof ayaa la sheegay in lagu dilay tan iyo bishii August ee sannadkii hore, sida lagu sheegay Warbixin ay soo saareen Guddiga Xuquuqda Aadanaaha Ethiopia oo ay Dowladda Ethiopia u xil-saartay Tiro-koobka dadkii lagu dilay Rabshadihii ka dhacay qeybo ka mid ah dalkaasi. Guddiga waxay sheegeen in ka badan 900 oo qof la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

699 oo qof ayaa la sheegay in lagu dilay tan iyo bishii August ee sannadkii hore, sida lagu sheegay Warbixin ay soo saareen Guddiga Xuquuqda Aadanaaha Ethiopia oo ay Dowladda Ethiopia u xil-saartay Tiro-koobka dadkii lagu dilay Rabshadihii ka dhacay qeybo ka mid ah dalkaasi.

Guddiga waxay sheegeen in ka badan 900 oo qof la dilay tan iyo markii ay rabshadahaasi bilowdeen dabayaaqadii sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Guddoomiyah Guddigaasi, Addisu Gebregziher oo la hdly Baarlamaanka dalkaasi waxa uu  Kooxha Mucaaradka ku eedeeyey inay ka dambeeyeen hurinta Dibadbaxyaddaasi, isla markaana ay qaar ka mid ah Dibadbadbaxayaasha ahaayeen dad hubeysan.

Waxa kale oo uu tilmaamay inay Ciiddanka Ammaanka ka fursan waayeen inay iyagana rasaas u adeegsadaan dadka rabshadaha ka dhigay Goballadda ay deggaan Qowmiyadaha Oromada, Amxaarada iyo Goballadda SNNP.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts