HomeWararMaydadka Tahriibayaal gaajo iyo haraad u dhintay oo laga helay meel ka...

Maydadka Tahriibayaal gaajo iyo haraad u dhintay oo laga helay meel ka baxsan Xeebaha Libya.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  28 Tahriibayaal oo ay ku jireen 4 haween ah ayaa laga helay dooni sabaynaysay meel ka baxsan Xeebta Degmadda Sabratha ee dalkaasi. Axmeyda Khaliifa Amsalaam oo ah Taliye ka tirsan Wasaaradda Ammaanka ee Libya ayaa shealay sheegay inay Maydadkaasi u geeriyoodeen Haraad iyo Gaajo, kadib, markii ay Doonidii ay la socdeen cillad ku qabsatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

28 Tahriibayaal oo ay ku jireen 4 haween ah ayaa laga helay dooni sabaynaysay meel ka baxsan Xeebta Degmadda Sabratha ee dalkaasi.

- Advertisement -

Axmeyda Khaliifa Amsalaam oo ah Taliye ka tirsan Wasaaradda Ammaanka ee Libya ayaa shealay sheegay inay Maydadkaasi u geeriyoodeen Haraad iyo Gaajo, kadib, markii ay Doonidii ay la socdeen cillad ku qabsatay meel ka baxsan Badda Libya.

Nin Kalluumeysato ayaa la sheegay inuu doonida maydadka saarnaa u soo jiiday Xeebta, wuxuuna sheegay inuu matoorka doonida ka jabay.

Lama aqoonsanin  dalalka ay ka soo kala jeedaan maydadka Tahriibayaashaasi ku haminayey inay mar uun gaaraan Xeebaha Talyaaniga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, ugu yaraan 900 Tahriibayaal ayaa ku geeriyootay Badda sannadkan, kuwaasi o odoonayey inay ka gudbaan Badda Mediterranean Sea, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts