HomeWararDHAGEYSO: Wasiirka Dastuurka ''Waxaan Bilaabeynaa Wada Tashiyo ku saabsan Dastuurka”

DHAGEYSO: Wasiirka Dastuurka ”Waxaan Bilaabeynaa Wada Tashiyo ku saabsan Dastuurka”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Dastuursa xukuumada Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu bilaabanaayo wada tashi guud oo ku saabsan dastuurka dalka. Wasiir Xoosh ayaa tilmaamay in wasaaradu ay isugu yeeri doonto wasiirada maamul goboleedyada hoos yimaada dowladda federaalka iyo bulshada rayidka, si dib u eegis loogu sameeyo dastuurka KMG. Wasiirka ayaa sheegay in dhawaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Dastuursa xukuumada Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu bilaabanaayo wada tashi guud oo ku saabsan dastuurka dalka.

Wasiir Xoosh ayaa tilmaamay in wasaaradu ay isugu yeeri doonto wasiirada maamul goboleedyada hoos yimaada dowladda federaalka iyo bulshada rayidka, si dib u eegis loogu sameeyo dastuurka KMG.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in dhawaan ay qaban doonaan shir gaar ah oo ay ka qeyb galayaan wasiirada maamulada ka jira dalka, kaasi oo dhici doona isla bishaan, islamarkaana xooga lagu saaro doono qorshe howleedka la doonayo in wasaardu dib u eegis guud ay ku sameyso dastuurka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts