HomeWarar(Dhageyso) Qaar kamid ah rakaabkii la socday diyaaradii ka baxday Muqdisho ee...

(Dhageyso) Qaar kamid ah rakaabkii la socday diyaaradii ka baxday Muqdisho ee lagu dajiyay Wajeer

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

shaley ayee aheed markii diyaarad ka baxday Muqdisho oo ku wjahneed Nerobi lagu amray in ay ku dagto magalada Wajeer si halkaasi loogu baaro. qaar ka mid ah rakaabkii la socday diyaarada la dajiyay ayaa ka sheekeeyay dhacdan ayooga sheegay in wax laga xumaado ay tahay in iyagoo lagu wargaliyay in ay toos u’tagayaan Nerobi […]

- Advertisement -

shaley ayee aheed markii diyaarad ka baxday Muqdisho oo ku wjahneed Nerobi lagu amray in ay ku dagto magalada Wajeer si halkaasi loogu baaro.

qaar ka mid ah rakaabkii la socday diyaarada la dajiyay ayaa ka sheekeeyay dhacdan ayooga sheegay in wax laga xumaado ay tahay in iyagoo lagu wargaliyay in ay toos u’tagayaan Nerobi in lagu dajiyo Wajeer.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories