HomeWarar(Dhageyso) Xildhibaan Amisom oo ku eedeeyay in ay dad rayid ah ku...

(Dhageyso) Xildhibaan Amisom oo ku eedeeyay in ay dad rayid ah ku leesay tuulooyin hosyimaada Baraawe

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya oo lahadlay Radio Dalsan ayaa waxa uu ciidamada Amisom ku eedeeyay in ay dad rayid ah ay ku laayeen tuulooyin hoos yimaada dagmada Baraawe. Xildhibaanka ayaa sheegay in arintan ay dhacday dhoormar oo is xig-xiga maantana ay ugu danbeesay wuxuuna sheegay dadka ay Amisom laayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya oo lahadlay Radio Dalsan ayaa waxa uu ciidamada Amisom ku eedeeyay in ay dad rayid ah ay ku laayeen tuulooyin hoos yimaada dagmada Baraawe.

Xildhibaanka ayaa sheegay in arintan ay dhacday dhoormar oo is xig-xiga maantana ay ugu danbeesay wuxuuna sheegay dadka ay Amisom laayeen in ay ku jiraan carruur iyo haweyne da’ah.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display