HomeWararFrance, Spain iyo Italy oo ku soo biiray Hawlgalka Ilaaladda Badda Somalia

France, Spain iyo Italy oo ku soo biiray Hawlgalka Ilaaladda Badda Somalia

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Markabka Dagaalka Spain ee ESPS Galicia iyo Markabka Faransiiska ee FS Courbet waxay isbuucii hore fuliyeen Hawl-galo Ilaalo oo ka dhan ah  Burcad-baddeeda meel ka baxsan Xeebaha Somalia Maraakiibta Dagaalka, Helikopterada iyo Diyaaradaha Ilaaladda Badda ee Midowga Europe waxay si caadi ah u qaadeen Hawlgalladooda Ilaaladda iyo Ballanqaadkii EU-da ee ahaa inay gacan k geysanyaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markabka Dagaalka Spain ee ESPS Galicia iyo Markabka Faransiiska ee FS Courbet waxay isbuucii hore fuliyeen Hawl-galo Ilaalo oo ka dhan ah  Burcad-baddeeda meel ka baxsan Xeebaha Somalia

Maraakiibta Dagaalka, Helikopterada iyo Diyaaradaha Ilaaladda Badda ee Midowga Europe waxay si caadi ah u qaadeen Hawlgalladooda Ilaaladda iyo Ballanqaadkii EU-da ee ahaa inay gacan k geysanyaan gelbinta iyo badbaadinta Maraakiibta Hay’adda WFP ee deeqaha cuntada u wada Somalia iyo maraakiibta ee Xamuulka iyo kuwa ka sii gudba Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya.

- Advertisement -

Weerarkii Burcad-baddeeda ee ay dhwaan ku qafaasheen Markabka Booyadlah Shidaalk ee ARIS 13 waxay muujisay inay Burcadda Hubeysan weli awood u leeyihiin inay weerraan Marakiibta ku safraya Badda Somalia.

 

Taliyaha Ciiddanka Badda EU-da ee NVFOR, Rafael Fernández-Pintado Muñoz-Rojas ayaa dhawaan ka hadlay Afduubkii Mrkabkii ARIS 13, wuxuun xusay inay Shaqaalaha Markabkaasi bad-qaban, isla markaana ay awoodeen inay la hadlaan Qoysaskooda.

- Advertisement -

“Weerarkaasi waxa u uifinayaa inay waajib nagu tahay inaanan ka walaacin, iyadoo ay Cabsidu tahy xaqiiqo” ayuu yiri Taliyahaasi oo Saxaafadda kula hadlay Markabka Dagaalka ESPS Galicia dushiisa.

Waxa uu intaasi ku daray inuu ku han weyn yahay inciiddankiisa (rag iyo dumar) yihiin kuwo si hagar la’an u shaqeynayo, si ay uga hortagaan  Burcad-baddeeda iyo Maraakiibtooda.

Xigasho: Hellenic Shipping News Worldwide

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts