HomeWararDHAGEYSO: Ra’isul wasaare Kheyre oo Deeq Gaarsiiyey Barakacayaasha ku sugan Garasbaaley

DHAGEYSO: Ra’isul wasaare Kheyre oo Deeq Gaarsiiyey Barakacayaasha ku sugan Garasbaaley

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa maanta booqday barkacayaasha kusugan deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho, oo maalmihii aanu soo dhaafanay ay soo gaarayeen dad kasoo hayaamay abaarta ka jirta Dalka. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa dadkaasi oo u baahan gargaar maanta gaarsiiyey deeq uu ugu talagalay, islamarkaana ballan qaaday inay xukuumadiisa  garab-istaagi […]

- Advertisement -

Ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa maanta booqday barkacayaasha kusugan deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho, oo maalmihii aanu soo dhaafanay ay soo gaarayeen dad kasoo hayaamay abaarta ka jirta Dalka.

Ra’isul wasaare Kheyre ayaa dadkaasi oo u baahan gargaar maanta gaarsiiyey deeq uu ugu talagalay, islamarkaana ballan qaaday inay xukuumadiisa  garab-istaagi doonto dadkaasi oo ay saameen xoogan ku yeelatay Abaarta.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories