HomeWararWasiiradda Difaaca iyo Taliyayaasha Milliteriga ee dalalka Bariga Afrika oo kulan ka...

Wasiiradda Difaaca iyo Taliyayaasha Milliteriga ee dalalka Bariga Afrika oo kulan ka yeelanaya Kampala

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyayaal Ciiddan oo ka kala socda 10-Waddan ayaa waxay maanta Kulan Khaas ah ku yeelan doonaan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, si ay uga wada xaajoodaan Ammaanka Gobalka iyo sidii Ciiddanka Heeganka ee Bariga Afrika loogu dada-gureyn lahaa Deegaanadda ay Colaadaha ka jiraan. Taliyayaashaasi ayaa waxay ka kala socdaan dalalka Somalia, Djibouti, Kenya, Ethiopia, Burundi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyayaal Ciiddan oo ka kala socda 10-Waddan ayaa waxay maanta Kulan Khaas ah ku yeelan doonaan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, si ay uga wada xaajoodaan Ammaanka Gobalka iyo sidii Ciiddanka Heeganka ee Bariga Afrika loogu dada-gureyn lahaa Deegaanadda ay Colaadaha ka jiraan.

Taliyayaashaasi ayaa waxay ka kala socdaan dalalka Somalia, Djibouti, Kenya, Ethiopia, Burundi, Rwanda, Sudan, Uganda, Comoros iyo Seychelles, waxayna si wadajir ah horey ugu asaaseen Taliska Ciiddanka Heeganka ee Bariga Afrika (The East African Standby Force [EASF].

- Advertisement -

 

Dhinaca kale, Wasiiradda Gaashaandhigga ee 10-kaasi Waddan ayaa iyaganala filayaa inay maalinta Jimcaha ee soo socota Kulan Khaas ah ku yeeshaan Hotelka Imperial Royale oo  ku yaalla Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, si ay iskula eegaan Xaalladda Ammaanka ee Somalia iyo South Sudan iyo qaabka Hawl-gelinta ee Ciiddanka Heeganka ah ee Bariga Afrika (The East African Standby Force [EASF].

Ciiddankaasi waxaa a asaasay sannadkii 2002-ka, waxaana loo idmaday inay xoojiyaan Ammaanka iyo Nabadda ee dalalka Bariga Afrika iyo in si dhaqso leh loogu diri karo hadba dalka u baahan in lagu sameeyo Faragelin Milliteri oo Degdeg ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts