HomeWararBaydhabo: Madaxweynaha Konfur Galbeed oo dalbaday in si deg-deg ah loogu soo...

Baydhabo: Madaxweynaha Konfur Galbeed oo dalbaday in si deg-deg ah loogu soo gurmado dadka ay saameysay abaarta.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shariif Xassan Sheikh Aadan madaxweynaha maamulka Konfur Galbeed ayaa markale ku celiyey baaqa ah ugurmashada dadka ay saameysay abaarta ee ku sugan deegaanada maamulkaas. Madaxweyne Shariif Xassan ayaa sheegay in dhibaatooyin xaga nolosha ay ka jiraan meelaha qaar dadkuna ay ku noolyihiin xaalado adag,isalamarkaana ay u dheer tahay cuduro iyo nafaqi darri heysata dadkaasi,waxaana uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shariif Xassan Sheikh Aadan madaxweynaha maamulka Konfur Galbeed ayaa markale ku celiyey baaqa ah ugurmashada dadka ay saameysay abaarta ee ku sugan deegaanada maamulkaas.

Madaxweyne Shariif Xassan ayaa sheegay in dhibaatooyin xaga nolosha ay ka jiraan meelaha qaar dadkuna ay ku noolyihiin xaalado adag,isalamarkaana ay u dheer tahay cuduro iyo nafaqi darri heysata dadkaasi,waxaana uu ugu yeeray qofkastaa oo wax bixin kara inuu ka qeyb qaato gurmadka loo fidanayo dadkaasi.

- Advertisement -

Shalay Baydhabo markii ugu horeysay waxaa gaaray xoghayaha Qm Antonio Guterres oo booqasho ku yimid Muqdisho,waxaana uu kormeeray xaaladaha iyo daruufaha ay ku noolyihiin dadka ay saameysay abaarta ee yimid magaalada Baydhabo,si uu u qiimeeyo xaalada nololeed ee ka jirta Koonfur Galbeed.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts