HomeWararDiplomaasi Sare oo ka tirsan Dowladda Shiinaha oo maanta booqan doona Maraykanka.

Diplomaasi Sare oo ka tirsan Dowladda Shiinaha oo maanta booqan doona Maraykanka.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xubin ka tirsan Dowladda Shiinaha oo lagu magacaabo  Yang Jiechi ayaa lagu wadaa inuu maanta booqasho 2 maalmood ku tego magaalladda Washington, si uu Madaxda dalkaasi kal hadlo Xiriirka Labad Dal iyo Arrimaha Waqooyiga Kuurya. Booqashadiisa ayaa timid, kadib, markii ay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka,. Rex Tillerson Telefoonka kula hadlay Yang Jiechi  si loo qaboojiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubin ka tirsan Dowladda Shiinaha oo lagu magacaabo  Yang Jiechi ayaa lagu wadaa inuu maanta booqasho 2 maalmood ku tego magaalladda Washington, si uu Madaxda dalkaasi kal hadlo Xiriirka Labad Dal iyo Arrimaha Waqooyiga Kuurya.

Booqashadiisa ayaa timid, kadib, markii ay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka,. Rex Tillerson Telefoonka kula hadlay Yang Jiechi  si loo qaboojiyey xiisad ka dhalatay markii uu Madaxweyne Donald Trump bishii December kulan la yeeshay Haweeneyda Madaxweynaha ka ah Jesiiradda Taywan.

- Advertisement -

Waana booqashadii ugu horreysay oo uu Sarkaal ka socda Shiinaha ee booqda Maraykanka, tan iyo markii uu Madaxweyne Donald Trump xilka qabtay bishii January 20-dii ee sannadkii hore.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts