HomeWararDEGDEG: Weriye Xuseen Xasan Dhaqane oo bartiisa Facebook ku xaqiijiyey inuu...

DEGDEG: Weriye Xuseen Xasan Dhaqane oo bartiisa Facebook ku xaqiijiyey inuu dib u helay Xorriyadiisa Shaqsiyadeed.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wakiil-wareedka Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa si rasmi haan u helay Xorriyadiisa, kadib, markii ay Maamulka Gobalka Hiiraan gelinkii dambe ee shalay ku xireen Xeraddii hore ee Milliteriga ee Lama-galaay ee magaalladda Beled-weyne. Qoraal uu Weriyuhu goor dhow soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyey in si dhmaystiran loo sii daayey, dibna u helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiil-wareedka Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa si rasmi haan u helay Xorriyadiisa, kadib, markii ay Maamulka Gobalka Hiiraan gelinkii dambe ee shalay ku xireen Xeraddii hore ee Milliteriga ee Lama-galaay ee magaalladda Beled-weyne.

Qoraal uu Weriyuhu goor dhow soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyey in si dhmaystiran loo sii daayey, dibna u helay Xorrriyadiisa.

- Advertisement -

Halkan ka Akhriso:

9 mins ·

 
Waxaan u Mahadcelinayaa dhamaan suxufiyiintii ka qeyb qaadatay in aan dib xalay xuriyadeyda u helo.

 

- Advertisement -

Dhinaca kale, War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa waxaa si kului loogu cambaareeyey  xarigii Weriyahaasi oo shalay galab lagu xiray magaalladda Beled-weyne oo 340-KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladdan Muqdisho.

Weriye Xuseen Xasan Dhaqane ayaa ah Weriyaha Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da uga wakiil ah Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts