HomeWararDad ku geeriyooday Dibadbax rabshadaysan oo ka dhacay Caasimadda dalka Gini.

Dad ku geeriyooday Dibadbax rabshadaysan oo ka dhacay Caasimadda dalka Gini.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dilay Dibadbaxaasi oo ka dhashay Arday ku baaqaysay in dib loo furo Dusgiyadda dalkaasi, xilli ay Macallimiinta ku jiraan Shaqo-joojin socota muddo hal isbuuc ah. Hadal ka soo baxay Dowladda dalkaasi  ayaa lagu sheegay in uu Dibadbaxa Ardayda ruxay qeybo ka tirsan Caasimadda Konakari, waxaana lagu dhaawacay 30 qof […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dilay Dibadbaxaasi oo ka dhashay Arday ku baaqaysay in dib loo furo Dusgiyadda dalkaasi, xilli ay Macallimiinta ku jiraan Shaqo-joojin socota muddo hal isbuuc ah.

Hadal ka soo baxay Dowladda dalkaasi  ayaa lagu sheegay in uu Dibadbaxa Ardayda ruxay qeybo ka tirsan Caasimadda Konakari, waxaana lagu dhaawacay 30 qof oo ay ku jireen xubno ka tirsan Boiska.

- Advertisement -

Ilo dhinaca Isbitaalladda ayaa sheegay in 4 nin iyo haweeney lagu dilay Dibadbaxaasi, iyadoo nin kalena uu bas jiiray, xilli uu ka baxsanayey Rabshadaha.

Boliska waxay Xabsiga dhigeen ugu yaraan 12 qof oo ka mid ahaa Ardaydii dibadbaxaysay.

Macallimiinta waxay ku dhaqaaqeen Shaqo-joojin, iyadoo codsaday in loo kordhiyo Mushaarka, laha hagaajiyo xaalladooda shaqo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories