HomeWararDEGDEG: Xasan Sheekh oo tanaasulay iyo Farmaajo oo noqday Madaxweynaha JFS.

DEGDEG: Xasan Sheekh oo tanaasulay iyo Farmaajo oo noqday Madaxweynaha JFS.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynihii DFS, Murashax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ddhawaaqay inuu ka tanaasulay Xilka Madaxweynaha, wuxuuna u hambalyeeyey Murashax Farmaajo oo noqday Madaxweynaha cusub ee JFS. Xasan Sheekh waxa uu sheegay inuu u hambalyeynayo Madaxweynaha cuysub iyo inuu ku faraxsan yahay inuu u hambalyeeyo Madaxweyne Farmaajo. Tanaasulkiisa ayaa yimid, kadib, markii ay isaga iyo Farmaajo isugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii DFS, Murashax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ddhawaaqay inuu ka tanaasulay Xilka Madaxweynaha, wuxuuna u hambalyeeyey Murashax Farmaajo oo noqday Madaxweynaha cusub ee JFS.

Xasan Sheekh waxa uu sheegay inuu u hambalyeynayo Madaxweynaha cuysub iyo inuu ku faraxsan yahay inuu u hambalyeeyo Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Tanaasulkiisa ayaa yimid, kadib, markii ay isaga iyo Farmaajo isugu soo hareen Wareegga 3-aad.

Hadalka Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey Xildhibanadda BFS iyo Siuyaasiyiintii ku dhawaaqi jiray in loo baahan yahay Isbedel cusub oo ku yimaada Hoggaanka Qaranka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts