HomeWararDEGDEG: Natiijadda Hordhaca ee ay kala heleen Farmaajo iyo Xasan Sheekh

DEGDEG: Natiijadda Hordhaca ee ay kala heleen Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Murashixiinta  Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa u soo gudbay Wareegga 3-aad ee Doorashadda. Natiijadda Hordhaca ee ay Weriyayaasha tiriyeen ayaa noqotay sidatan: Murashaxa Farmaajo oo helay  184-cod, Murashax Xasan Sheekh oo  helay   97-cod. Muirashax Shaekh Shariif ayaa isagana helay 46-Cod, wuxuuna ka haray inuu u soo gudbo Wareegga 3-aad ee Doorashadaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Murashixiinta  Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa u soo gudbay Wareegga 3-aad ee Doorashadda.

Natiijadda Hordhaca ee ay Weriyayaasha tiriyeen ayaa noqotay sidatan:

- Advertisement -

Murashaxa Farmaajo oo helay  184-cod,

Murashax Xasan Sheekh oo  helay   97-cod.

Muirashax Shaekh Shariif ayaa isagana helay 46-Cod, wuxuuna ka haray inuu u soo gudbo Wareegga 3-aad ee Doorashadaasi.

- Advertisement -

327 Xildhibaan ayaa codkooda dhiibtay.

Si kastaba ha ahaatee, Guddiga Doorashadda ayaa iyagana ku dhawaaqay isla Natiijadan o okale.

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts