HomeWarar(DHAGEYSO):-Taliska Ciidanka Dowlada ee Baay Iyo Bakool oo sheegay inay Qabteen Dagaalyahaano...

(DHAGEYSO):-Taliska Ciidanka Dowlada ee Baay Iyo Bakool oo sheegay inay Qabteen Dagaalyahaano katirsan Al-Shabaab.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ibraahim Aadan Yaroow Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidamada dowlada ayaa ka hadlay howlgaladii ugu danbeeyey ay Ciidamad Xooga ka sameeyeen degaano kamid ah  gobalada Baay iyo Bakool kuwaasi oo ka dhan ah Shabaab deegaanada ay kaga suganyihiin Gobaladaasi. Taliyaha aya sheegay inay Dileen Saraakil katirsan Al-shaabab kuwa kalana ay Gacanta ku dhigeen oo ay ku jiraan Amiiro nolosha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ibraahim Aadan Yaroow Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidamada dowlada ayaa ka hadlay howlgaladii ugu danbeeyey ay Ciidamad Xooga ka sameeyeen degaano kamid ah  gobalada Baay iyo Bakool kuwaasi oo ka dhan ah Shabaab deegaanada ay kaga suganyihiin Gobaladaasi.

Taliyaha aya sheegay inay Dileen Saraakil katirsan Al-shaabab kuwa kalana ay Gacanta ku dhigeen oo ay ku jiraan Amiiro nolosha ay ku qabteen sida uu yiri Ibraahim Aadan kadib howlgalo ay ka sameeyeen Deegaano kamid ah Baay iyo Bakool.

- Advertisement -

Sargaalkan aya tilmaamay in maalmaha soosocda ay isku furi doonaan wadooyinka Go’doonsan ee Baay Iyo Bakool.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display