HomeWarar DEG DEG: Madaxweynaha Khaatuma oo Gaaray Magaalada Hargeysa.

 DEG DEG: Madaxweynaha Khaatuma oo Gaaray Magaalada Hargeysa.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha Khaatuma ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland halkaas oo uu uga gudbi doono Garoonka Hargeysa si uu ugu dhoofo Dalka  Jabuuti  oo ay wadahadalada qeybta Seddexaad Khaatuma iyo Soomaaliland uga furmi doonaan Labada Garab. Madaxda maamulka Soomaaliland ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in Hargeysa uutagay Galeyr islamarkaana halkaasi lagu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha Khaatuma ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland halkaas oo uu uga gudbi doono Garoonka Hargeysa si uu ugu dhoofo Dalka  Jabuuti  oo ay wadahadalada qeybta Seddexaad Khaatuma iyo Soomaaliland uga furmi doonaan Labada Garab.

Madaxda maamulka Soomaaliland ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in Hargeysa uutagay Galeyr islamarkaana halkaasi lagu soo Dahaweeyey Balse uu sii socdaali doono Jabuuti, waxaana aad loo hadal hayey safarka madaxeynaha khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ay warar kala duwan kasoo baxayeen Safarkiisa  Tan iyo Shalay waxaana ugu danbeyn uu gaaray Hargeysa iyadoo labada dhinaca wada hadalo ay ku leeyihiin magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxaa halkaasi isugu tagi doona labada dhinaca si loo anba qaado wadahadalada Somaaliland Iyo Khaatuma.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts