HomeWararQeybtii ugu dambaysay Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta Madaxweynaha oo haatan ka bilaabantay Xarunta...

Qeybtii ugu dambaysay Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta Madaxweynaha oo haatan ka bilaabantay Xarunta Golaha Shacabka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Inkastoo uu dib-u-dhac dhowr saacadood ah ku yimid Jadwalka Khudbad-jeedinta ee Murashixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa la bilaabay abaarihii 12:30 duhurnimo. Ilaa 9 Murashax ayaa la filayaa in la dhegeysto Khudbadahooda, waana qeybtii ugu dambeysay ee Murashixiinta Madaxweynaha ee Xildhibaanadda hortaga, si ay iibiyaan Ajendahooda Madaxtinimo-doonka ah. Halkan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta maanta Khudbadaha ka  jeedinayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inkastoo uu dib-u-dhac dhowr saacadood ah ku yimid Jadwalka Khudbad-jeedinta ee Murashixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa la bilaabay abaarihii 12:30 duhurnimo.

Ilaa 9 Murashax ayaa la filayaa in la dhegeysto Khudbadahooda, waana qeybtii ugu dambeysay ee Murashixiinta Madaxweynaha ee Xildhibaanadda hortaga, si ay iibiyaan Ajendahooda Madaxtinimo-doonka ah.

- Advertisement -

Halkan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta maanta Khudbadaha ka  jeedinayo Baarlamaanka:

1.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

- Advertisement -

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed Cabdirisaaq

8.Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

9 Axmed Maxamed Cabdi.

Dhinaca kale, Xildhibaanadda BFS ayaa la sheegay inay maanta Shir Khaas ah ku yeesheen Hotel ka mid ah Muqdisho, oo ay kaga tashadeen sidii ay u diyaarin lahaayeen Mooshin ka dhan ah in Xarunta Doorashadda Madaxtinimadda loo wareejiyo Xeradda Afisiyoone.

Horey waxa uu qorshuhu u ahaa in Doorashadda lagu qabto Akadeemiyadda Boliska ee Jeneral Kaahiye (Ex-Scoula Polizia).

20 ka mid ah Murashixiinta Madaxweynaha ayaa shalay soo saaray Baaq ay ku codsadeen in Xarunta Doorashadda loo wareejiyo Xeradda Afisiyoone, sababo la xiriira cabsi ay ka qabaan Badqabka Ammaankooda.

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabadda Doorashadda Madaxweynaha, Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle aaa shaacey n Doorashadda lagu qaban doono Xeradda Afisiyoone oo aan ka fogeyn Ex-Scoula Polizia.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts