HomeWararAabaha dhalay ninkii Masaarida ee weerarka ka geystay Paris oo hadlay..

Aabaha dhalay ninkii Masaarida ee weerarka ka geystay Paris oo hadlay..

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

  Sarkaal u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Masar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AP in Ninkii ay Boliska Faransiiska Jimcihii ku dhaawaceen Madfax ku yaalla magaalladda Paris lagu magacaabo Cabdalla Reeda Refaaci Al-xamaami oo 28-jir ah. Ninkaasi oo ku hubeysnaa Faash ayaa waxaa dhaawacay Askari ilaalo ka hayey Madxafka, kadib, markii uu Askariga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Sarkaal u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Masar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AP in Ninkii ay Boliska Faransiiska Jimcihii ku dhaawaceen Madfax ku yaalla magaalladda Paris lagu magacaabo Cabdalla Reeda Refaaci Al-xamaami oo 28-jir ah.

- Advertisement -

Ninkaasi oo ku hubeysnaa Faash ayaa waxaa dhaawacay Askari ilaalo ka hayey Madxafka, kadib, markii uu Askariga dhaawacay.

Dhinaca kale, Aabaha dhalay Eedeysanahaasi ayaa sheegay inuu ka argagaxay markii uu maqlay Warka ku aadan Wiilkiisa, wuxuuna xusay inuu Wiilkiisu ahaa qof caadi ah oo aan ka tirsanayn Kooxaha Xag-jirka.

Ilaa iyo hadda. Dowladda Faransiiska kuma dhawaaqin magaca Eedeysanahaasi oo haatan lagu hayo meel gaar ah, kadib, markii laga  daaweeyey  dhaawacyo ka soo gaaray Caloosha.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts