HomeWararTaliyayaasha Ciiddanka Kenya ee ku sugnaa Somalia oo looga yeeray Nairobi iyo...

Taliyayaasha Ciiddanka Kenya ee ku sugnaa Somalia oo looga yeeray Nairobi iyo tirada dhimashada oo gaartay 68 Askari

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Taliyayaasha oo habeen hore lagu amray inay ku soo laabtaan Nairobi ayaa wax laga weydiinayaa Faahfaahinta Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xeradda Ciiddanka Kul-biyow, halkaasi oo Askar Kenyan lagu dilay, kuwana lagu la’ yahay. Taliyayaasha loo yeeray waxaa ka mid ah kuwa mas’uulka ah Guutadda Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia iyo Taliyaha Taliska Dhexe ee Ciiddanka […]

- Advertisement -

Taliyayaasha oo habeen hore lagu amray inay ku soo laabtaan Nairobi ayaa wax laga weydiinayaa Faahfaahinta Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xeradda Ciiddanka Kul-biyow, halkaasi oo Askar Kenyan lagu dilay, kuwana lagu la’ yahay.

Taliyayaasha loo yeeray waxaa ka mid ah kuwa mas’uulka ah Guutadda Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia iyo Taliyaha Taliska Dhexe ee Ciiddanka joogay Kul-biyow.

- Advertisement -

U yeerista Saraakiishaasi ayaa timid, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab weerar xooggan ku qaadeen Xeradda Kul-biyow kuna dileen in ka badan 50-Askar Kenyan ah.

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray in ugu yaraan 68 Askar Kenyan lagu dilay weerarkaasi, sida uu ka soo xigtay ilo dhinaca Milliteriga, isla markaana ay Alshabaab gacanta ku dhigeen 27-kale.

- Advertisement -

Wargeyska waxa kale oo uu qoray in 30-maydadka Askarta laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Milliteriga ee ee Moi Airbase oo ku yaalla Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories