HomeWararMo Farah oo uu saamayn ku yeelanyo Amarka Trump ku xayiray dadka...

Mo Farah oo uu saamayn ku yeelanyo Amarka Trump ku xayiray dadka Muslimiinta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Orod-yahanka Somali-British-ka ee Mo Farah ayaa laga cabsi qabaaa inuu saamayn klu yeesho Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka uu xayiraadda ku soo rogay dadka Muslimiinta ee socdaalka ku tagayo Maraykanka. Orod-yahanka oo Xarun Tbaabar ku leh gudaha Maraykanka ayaa haysta Baasaboorka British-ka, inkast oo uu ku dhashay Somalia oo ka mid ah 7-da dal ee Muslimiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Orod-yahanka Somali-British-ka ee Mo Farah ayaa laga cabsi qabaaa inuu saamayn klu yeesho Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka uu xayiraadda ku soo rogay dadka Muslimiinta ee socdaalka ku tagayo Maraykanka.

- Advertisement -

Orod-yahanka oo Xarun Tbaabar ku leh gudaha Maraykanka ayaa haysta Baasaboorka British-ka, inkast oo uu ku dhashay Somalia oo ka mid ah 7-da dal ee Muslimiinta ah ee uu Donald Trump ka mamnuucay inay soo galaan Maraykanka.

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa London ayaa qoray in Mo Farah iyo Xaakiisa ku nool yihiin Gobalka Oregon ee dalka Maraykanka, balse uu isagu hataan Tababar ku qaadanayo dalka Ethiopia.

Arrintaasi ayaa la micno ah inuusan Mo Farah awoodi karin inuu ku laabto Maraykanka.

- Advertisement -

Wargeyska The Sun waxa uu qoray inay la xiriireen Wakiilladda Mo Farah si ay faahfaahin uga bixiyaan arrintaasi.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa isbuucan saxiixay Amar Fulineed oo dalka Maraykanka looga mamnuucayo dadka ka imaanayo Somalia, Syria, Sudan, Libya, Iraq iyo Iran inay soo galaan muddo 90-cisho.

Si kastaba ha ahaatee, dadka ku safrayo Baasabooradda dalalka kale balse ka soo jeeda Dalalka laga mamnuucayo inay dadkooda soo galaan Maraykanka ayaa laga hor joogsan doonaa inay galaan Maraykanka.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts