HomeWararGuutadda Saalax Nabhaan ee Xarakadda Alshabaab oo la sheegay inay fuliyeen Weerarkii...

Guutadda Saalax Nabhaan ee Xarakadda Alshabaab oo la sheegay inay fuliyeen Weerarkii Ciiddanka Kenya ee ku sugnaa Kul-biyow.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Saraakiisha Milliteriga Kenya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in Weerarkii Alshabaab jimcihii hore la beegsadeen Xeradda ay ku leeyihiin Deegaanka Kul-biyow ay soo qaadeen Guutadda Saalax Nabhaan. Guutadaasi ayaa la rumeysan yahay inay horey u fuliyeen Weerarkii bishii Janaayo 15-dii ee sannadkii hore lagu qaaday Xeradda ay Ciiddanka Kenya ku lahaayeen […]

- Advertisement -

Saraakiisha Milliteriga Kenya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in Weerarkii Alshabaab jimcihii hore la beegsadeen Xeradda ay ku leeyihiin Deegaanka Kul-biyow ay soo qaadeen Guutadda Saalax Nabhaan.

Guutadaasi ayaa la rumeysan yahay inay horey u fuliyeen Weerarkii bishii Janaayo 15-dii ee sannadkii hore lagu qaaday Xeradda ay Ciiddanka Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo, laguna dilay in ka badan 150-Askar Kenyan ah.

- Advertisement -

Wargeyska The Nation ayaa qoray inay Guutadda Saalax Cali Nabhaan ka mid yihiin Dagaalamayaasha aadka u tababaran ee Alshabaab, waxaana Guutaddan loogu magac daray Hoggaamiyihii Ururka Al-qaacida ugu qaabilsanaa Somalia iyo Geeska Afrika, Saalax Nabhaan oo la dilay sannadkii 2009-kii.

Si kastaba ha ahaatee, Weerarki iay Dagaalamayaasha Alshabaab jimcihii ku qaadeen Xeradda Askarta Kenya ee Kul-biyow ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u cuslaa, isla markaana Askarta Kenya ka soo gaaray dhimasho iyo khasaaro badan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories