HomeWararJohn Kerry oo Kulan-wadareed la yeelanayo dhigiisa dalka Somalia iyo kuwa Bariga...

John Kerry oo Kulan-wadareed la yeelanayo dhigiisa dalka Somalia iyo kuwa Bariga Afrika.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka, John Kerry oo haatan booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa la filayaa inuu la kulmo Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ka hor inta uusan Madal Wadajir ah kula kulmin 8 Wasiir Arrimo Dibadeed oo ka kala socda dalalka Somalia, Kenya, Djibouti, Uganda, Ethiopia, Sudan, Tanzania […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka, John Kerry oo haatan booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa la filayaa inuu la kulmo Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ka hor inta uusan Madal Wadajir ah kula kulmin 8 Wasiir Arrimo Dibadeed oo ka kala socda dalalka Somalia, Kenya, Djibouti, Uganda, Ethiopia, Sudan, Tanzania iyo South Sudan.

Kulankaasi ayaa waxa lagu lafa-guri doonaa  Arrimaha Somalia, gaar ahaan Hawlgalka lagula jiro Xarakadda Alshabaab, Xilliga Kala-guurka ee Siyaasadda Somalia iyo walaaca laga qabo Dib-u-dhac ku yimaada Jadwalka Doorashooyinka ee Somalia.

- Advertisement -

Sidoo kale, Kulankaasi waxaa diirada lagu saari doonaa Xiisadaha Colaadeed ee ka aloosan dalka South Sudan iyo sidii Ciiddamo Nabad-ilaalin oo dheeraad ah loogu diri lahaa dalkaasi.

Dowladda Maraykanka ayaa ka walaacsan weerar bishii July ee la soo dhaafay ka dhacay Caasimadda dalkaasi ee Jubba oo lagu dilay Suxufi, laguna kufsaday Haween ay ku jireen kuwa Shaqaalaha Samafalka.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts