HomeWararUNHCR oo codsatay Kharaj lagu soo daabulo Qaxootiga Soomaalida ka soo...

UNHCR oo codsatay Kharaj lagu soo daabulo Qaxootiga Soomaalida ka soo laabanayso Xerada Dhadhaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa ka codsatay Deeq Bixiyayaasha lacag dheeri ah oo dhan 11.3 million oo Dollar si loogu kharaj gareeyo Qaxootiga Soomaalida ee iskooda uga soo laabanayo Xeradda Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. War Saxaafadeed ka soo baxay UNHCR ayaa waxaa lagu xusay in Kharajkaasi qeyb ka mid aj loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa ka codsatay Deeq Bixiyayaasha lacag dheeri ah oo dhan 11.3 million oo Dollar si loogu kharaj gareeyo Qaxootiga Soomaalida ee iskooda uga soo laabanayo Xeradda Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.

War Saxaafadeed ka soo baxay UNHCR ayaa waxaa lagu xusay in Kharajkaasi qeyb ka mid aj loo adeegsadan doono Dib-u-meelaynta Qaxootiga Dhadhaab ee loo gudbinayo Xeradda Kakuma iyo weliba Mashaariicda lag hirgelinayo Kenya iyo Somalia.

- Advertisement -

Agaasimaha Hay’adda UNHCR ugu qaabilsan Qaaraadda Afrilka. Valentin Tapsoba ayaa sheegay inay UNHCR hubaal ka dhigayso inay Qaxootiga ku laabanayo Somalia yihiin kuwo iskooda u go’aansaday inay dib u laabtaan.

Waxa uu ka codsaday Beesha Caalamka inay taageeraan Codsiga ay Hay’addu ku dalbanayso Lacagta dheeriga si ay Qaxootiga Soomaalida sida ugu wanaagsan dib ugu laabtaan dalkooda hooyo iyo inay iyaga iyo familkooda ku noolaadaan Nabad iyo Deganaansho.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts