HomeWararKulan lagu taageerayo Musharaxnimadda Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Muqdisho.

Kulan lagu taageerayo Musharaxnimadda Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kulan ballaaran oo lagu taageerayo inuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud mar kale  isku soo taago Xilkaasi ayaa waxa UU  haatan ka socdaa Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho. In ka badan 1,500 oo qof oo isugu jirta Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Duubabka Dhaqanka, Dhallinyaro iyo Ururadda Bulshada ee Beelaha Mudulood iyo xubno ka tirsan Xisbiga PDP ayaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ballaaran oo lagu taageerayo inuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud mar kale  isku soo taago Xilkaasi ayaa waxa UU  haatan ka socdaa Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho.

In ka badan 1,500 oo qof oo isugu jirta Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Duubabka Dhaqanka, Dhallinyaro iyo Ururadda Bulshada ee Beelaha Mudulood iyo xubno ka tirsan Xisbiga PDP ayaana ka qeyb galayso Kulankaasi.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Heerka Qaran ee ka qeyb galayo Kulankaas Taageeradda waxaa ka mid ah Ra’isul-wasaarihii hore ee Somalia, Md. Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde”, Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xildhibaan Prof. Cusmaan Xaaji Maxamuud “Dufle” iyo xubno ka tirsan Labada Gole ee Dowladda Federalka.

Kulankaasi oo ay soo qabanqaabiyey Duubabka Dhaqanka ee Beelaha Mudulood ayaa waxaa lagu taageeray Musharaxnimadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankaasi weli waxa uu ka socdaa Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho, sida ay ku soo waramayaan Weriyayaasha Radio Dalsan ee ku sugan Madasha uu ka socdo Kulanka lagu taageerayo Musharaxnimadda Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts