HomeWarar

Warar

spot_imgspot_img

Burburinta guryaha Tookiyo oo xiisad dhalisay

Xiisad ayaa ka taagan xaafadda Tookiyo ee Yaaqshiid, Muqdisho, kaddib markii ciidamada dowladda ay bilaabeen burburinta guryo ay degan yihiin dad rayid ah. Ku dhawaad 10 qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen iska horimaad dhex maray ciidamada iyo dadka deegaanka.

Robots humanoid ah oo loo adeegsan...

Shirkad Mareykan ah ayaa soo jeedisay in robots humanoid ah mustaqbalka loo adeegsado ilaalinta iyo sahminta xuduudda koonfureed ee Mareykanka, gaar ahaan meelaha adag ee ay khatar ku noqon karto in ay galaan saraakiisha.

mamulaha school ka Oo Ardayda Lacag...

Dugsiyada Dadweynaha Detroit ayaa ardayda siinaya ilaa $100 toddobaadkii haddii ay si buuxda u xaadiraan dugsiga, iyadoo tallaabadan looga gol leeyahay in lagu yareeyo maqnaanshaha joogtada ah ee ardayda.

Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP oo xoojinaya...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka cusub ee UNDP, Christophoros Politis, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo sidii loo horumarin lahaa qorshayaasha maalgelinta dalka.

Ciidamada Soomaaliyeed Oo Bartay Sirta Dambi-baarista

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo NISA ayaa soo dhameystay tababar muddo 12 bilood ah oo lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, ururinta iyo ilaalinta caddeymaha.

Uurku wuxuu si ku meel gaar...

Daraasadaha MRI waxay dhab ahaantii muujiyeen isbeddello ballaaran oo maskaxda ah inta uurku socdo, kuwaas oo qaar ka mid ah ay qayb ahaan dib ugu soo laabtaan dhalmada ka dib. Tags:

Jaamacad Maraykan Ah Oo Mamnuucday Durag,...

Tuskegee University ayaa soo rogtay xeer cusub oo labiska ardayda ah, iyadoo mamnuucday durag, bonnado iyo kabo jiif gudaha fasallada iyo hoolalka cuntada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img