HomeWarar

Warar

spot_imgspot_img

Xildhibaan Aqalka Sare Ah Oo Dalbaday...

Aqalka Sare ka muujiyay diidmo, isagoo sheegay in muddo-xileedkii dowladda uu dhammaaday, isla markaana loo baahan yahay in dalka loo diyaariyo doorasho.

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa Nairobi kaga qayb galay shirka labaad ee waxbarashada EAC, kaas oo diiradda lagu saaray maalgelinta waxbarashada, tababarka macallimiinta iyo horumarinta nidaamyada waxbarashada gobolka.

Soomaaliya Oo Diyaarinaysa Lacag Cusub 35...

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarinaysa soo saarista Shilling Soomaali cusub, iyadoo Baanka Dhexe uu sheegay in qorshuhu marayo heer sare, xilli lacagihii hore ay si weyn u duugoobeen, ganacsatada qaarna ay bilaabeen inay diidaan.

Khutbaddii Jumcaha Oo Isu Beddeshay Geeri...

Imaam ka tirsan masaajid ku yaalla Marooko ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday mimbarka isagoo jeedinaya khutbaddii Jumcaha, dhacdo lama filaan ah oo si weyn u taabatay dadkii masaajidka ku sugnaa.

Qaramada Midoobay oo Bilaabaysa Yareynta Joogitaankeeda...

Qaramada Midoobay ayaa bilaabaysa yareynta joogitaankeeda Soomaaliya, iyadoo la dhimayo shaqaalaha iyo hantida qaar ka mid ah howlgallada,

Ilkaha oo ka mid ah qaybaha...

Ilkaha ayaa ka mid ah qaybaha ugu adag jidhka bini’aadamka, waxaana qaab-dhismeedkooda gaarka ah uu u saamaxaa inay sii jiraan kumannaan sano, xitaa kadib marka qaybaha kale ee jidhku baaba’aan.

Burburinta guryaha Tookiyo oo xiisad dhalisay

Xiisad ayaa ka taagan xaafadda Tookiyo ee Yaaqshiid, Muqdisho, kaddib markii ciidamada dowladda ay bilaabeen burburinta guryo ay degan yihiin dad rayid ah. Ku dhawaad 10 qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen iska horimaad dhex maray ciidamada iyo dadka deegaanka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img