Dalsan Editor

UNHCR steps up repatriation of Somali refugees from Kenya

The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) said in its bi-monthly report received in Nairobi that some 1,272 returnees were supported to voluntarily return...

15 Maalin oo lagu soo celiyay qaxooti soomaali ah oo gaaraya 2,272

Laanta Qaramada Midoobe u-qaabilsan dhinaca Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay intii u dhexeysay 16 ilaa 31 bishii July in Qaxooti  Soomaaliyeed oo ku noolaa...

IGAD oo is-tusay in Al shabab ay weerar ku yihiin bariga Africa

Hogaamiyaasha IGAD, ee Bariga Africa ayaa arkay qatarta Al Shabab ee gobolka, waxaana ay sheegeen in kooxda, ay weerar ku yihiin wadamada bariga qaaradda...

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo isku hor fadhiya Mudug

Wararka ka imaanaya duleedka deegaanka Balibusle ee Gobalka Mudug, ayaa sheegaya in ay halkaasi isku hor fadhiyaan ciidamadda Maamuladda Galmug iyo Puntland, sida dadka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Cadaado furaya wadahada u dhexeeya Ahlusunna iyo Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxaed Xuseen Odawaa, ayaa maanta lagu wadaa in uu kulamo la qaato, masuuliinta maamulka Galmudug. Ujeedka socdaalka wasiirka...

Howlgallo qorshaysan oo Ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen Jubbada Dhexe

Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed, gaar ahaan Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Sunguuni ee gobolka Jubadda dhexe, waxayna ku burburiyeen saldhig Al Shabaab....

Shir ku saabsan Baddaha iyo sida loo difaaci karo kheyraadka dalka oo ka socda magaalada Nairobi.

Ra’iisulwasaareku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane, MaxamedCumar Carte ayaa si rasmi ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga furay shir ooga hadlaayey  istiraatijiyadda ka...

Must read