Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Jaadka Miirowga oo dib suuq uga helay Soomaaliya (Warbixin)

Heshiis ka kooban 11 qodob oo madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay ku kala saxiideen Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya bishii July ee sannadkan...

Shaqada sawir qaadista waxa ay ka sahlan tahay shaqooyinkii aan qaban jiray (Warbixin)

Nasteexo Cumar Ibraahim waxay horaantii bishii shanaad ee sanadkan 2022-ka ka mid noqotay dhalinyarada ku shaqeysata xirfada sawir qaadista kuwaasi oo si joogta ah...

Warbixin: Barakacayaasha iyo saameynta uu ku yeeshay Roobka

495 qoys oo ka soo barakacay Gobolada Bay iyo Bakool ayaa ku nool xerada Barakacayaasha ee Diiqo oo ku taalla deegaanka Tareedisho Barakacayaasha deegaameysanayo,...

Way jecel yihiin inay cunaan laakiin waa qaali dadka qaarna ma iibsan karaan (Warbixin)

Xirsiyo Cabdulle Siyaad waa haweeneyda kaliya ee Soomaaliyeed oo leh shirkad horumarisa Mooska iyo beer ay ku tacbato mooska oo ka mid ah miraha...

10 Jirkii Macalinka ka noqotay Muqdisho (Warbixin)

Haween iyo Gabdho ayaa fadhiyay guri ku yaalla dagmada Dayniile ee Waqooyiga Muqdisho, waxa ay gacmaha ku haayeen dunta noocyadeeda kala duwan oo ay...

Muxuu Cumar Filish ka yiri Guusha Ciyaartooyda Gobolka Banaadir?

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed “Cumar filish” ayaa Hambalyo  u diray  ciyaartoyda iyo dhamaan taageerayaasha Naadiga Gobalka Banaadir....

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna...

Must read