Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

UK oo si rasmi ah uga baxday midowga Yurub

Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxyo ka dhacay Yeman

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerar seddex qaraxyo ah lagu beegsaday shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd (30 December) gegidda diyaaradaha ee Cadan...

Faransiiska oo Ciidankii ugu badnaa waddooyinka ku daadiyay

Faransiiska ayaa waxa uu isku dubaridayaa 100,000 oo boolis ah si ay u kala kaxeeyaan dadka isugu soo baxaya xafladaha lagu soo dhaweynayo sanadka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Ciyaar Galabta dhexmartay Galmudug iyo G/Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo...

Xulka Gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Banaadir

Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda...

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo xilka la wareegay

Munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xogayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane C/risaaq Xuseen Aden waxa uu si rasmi...

Cali Guudlaawe oo shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirka oo maanta ay kasoo qeybgaleen Wasiiru dowlaha Amniga, Maamulka...

Must read