Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Gudoomiyeyaasha Arrimaha Bulshada ee Degmooyinka G/Banaadir oo Farriin adag loo diray

Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula shirtay...

Taageerayaal farabadan oo  buux dhaafiyay Garoonka En.yariisoow

Iyadoo saacado kooban ay ka harsan yihiin in la baasto kulanka Finalka ah ee u dhexeeya  Cayaartooyda Kala matalaysa Maamulka Galmudug iyo Gobolkani Banaadir,...

Mahdi Guuleed oo Raalli galin ka bixiyay hadal uu horay Farmaajo ugu taageeray

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa raalli galin ka bixiyay hadla uu horay ugu taageeray Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay...

Haweenay Mayd ah oo laga helay Guri ku yaalla Dooloow

Bulshada  Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa shyalay Galinkii dambe helay Haweenay Mayd ah oo dhowr maal mood Mayd ahaan ugu jirtay guri ay...

Bannaanbax ka dhacay Baladweyne iyo wararkii ugu dambeeyay

Bannaanbax ballaaran ayaa ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana Saaka si weyn looga dareemay bannanbaxaasi Xaafadaha ay ka kooban tahay Magaaladu,...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyo lagu laayay dad shacab ah

Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu ka garoonka diyaaradaha Cadan...

Shirka Garoowe oo maalintii labaad galay iyo Mas’uuliyiin khudbado jeedinaya

Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Punland markale Saaka dib uga billaabmay shir ay ka qayb galayaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin...

Must read