HomeWararMahdi Guuleed oo Raalli galin ka bixiyay hadal uu horay Farmaajo ugu...

Mahdi Guuleed oo Raalli galin ka bixiyay hadal uu horay Farmaajo ugu taageeray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa raalli galin ka bixiyay hadla uu horay ugu taageeray Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay in gabi ahaanba hadalkaas uu ka cudur daaranayo uuna ka Raalli galinayo  siyaasiyiinta ah iyo dhammaan xubnaha musharxiinta u taagan qabashada  xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Mahdi Guuleed ayaa horay u sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa raalli galin ka bixiyay hadla uu horay ugu taageeray Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay in gabi ahaanba hadalkaas uu ka cudur daaranayo uuna ka Raalli galinayo  siyaasiyiinta ah iyo dhammaan xubnaha musharxiinta u taagan qabashada  xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Mahdi Guuleed ayaa horay u sheegay in doorashada Wareegga Kowaad lagu kala bixi doono, taasi uu sheegay in Farmaajo uu si fudud kaga guuleysan doono xubnaha la tar-tamaya, “Waxaan rabaa in aan shirweynahaan uga faa’iideysto in aan raalligelin ka bixiyo hadal aan horay u iri oo ahaa: wareegga koobaad ayaa lagu kala baxayaa, Arrintaas xaal iyo raalligelin ayaan ka bixinayaa” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Guuleed.

- Advertisement -

Waxaa Magaalada Garoowe ka socda shir la xariira sidii looga gudbi lahaa KMG-nida daba dheeraatay, waxaana ka qayb galaya Musharxiinta mucaradka ah, Qaar ma mid ah Madaxweynayaasha Maamul Gonoleedyada iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts