HomeWararGudoomiyeyaasha Arrimaha Bulshada ee Degmooyinka G/Banaadir oo Farriin adag loo diray

Gudoomiyeyaasha Arrimaha Bulshada ee Degmooyinka G/Banaadir oo Farriin adag loo diray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula shirtay Gudoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada ee 17ka Degmo kulankan oo looga hadlay Howlaha Arrimaha Bulshada ee Degmooyinka ka socda iyo Caqabadaha heysta. Shirka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula shirtay Gudoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada ee 17ka Degmo kulankan oo looga hadlay Howlaha Arrimaha Bulshada ee Degmooyinka ka socda iyo Caqabadaha heysta.

Shirka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Mudane Maxamed Axmed (Cantoobo)

- Advertisement -

Inta badan shirka waxaa diirada lagu saaray Xaalada Nadafada Degmoyinka kawarqabka degaanka iyo Bii’ada iyo u diyaar garowga Ciyaarta Finalaha ee maanta dhaceya

Gudoomiye Basma ayaa fartay Gudoomiyeyaasha Arrimaha Bulshada ee Degmooyinka in Howl walba oo Arrimo Bulsho ah uu la socdo Xafiiskeda sidoo kalena waxa ay carabka ku adkeesay in Hay’ad waliba oo NGO Local ama International ah uu Xafiiska Arrimaha Bulshada ee G.Banadir lasoo xariiro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts