HomeWararCali Guudlaawe oo shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

Cali Guudlaawe oo shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirka oo maanta ay kasoo qeybgaleen Wasiiru dowlaha Amniga, Maamulka Gobolka  Shabeellaha  Dhexe, Gudiga Amniga, Taliyaha Guutada 3aad ee qeybta 27aad,  Taliyaha Ciidanka Danab ee Hirshabeelle, Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Hirshabeelle, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Ciidanka Haram […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Shirka oo maanta ay kasoo qeybgaleen Wasiiru dowlaha Amniga, Maamulka Gobolka  Shabeellaha  Dhexe, Gudiga Amniga, Taliyaha Guutada 3aad ee qeybta 27aad,  Taliyaha Ciidanka Danab ee Hirshabeelle, Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Hirshabeelle, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Ciidanka Haram cad  ee Hirshabeelle

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa Kulankaan warbixinta  todobaadlaha ee xaaladaha Amniga ka dhageystay Saraakiisha Hay’adda Amaanka

Saraakiisha Amniga ayaa madaxwaynaha la wadaagay howlgalo ay todobaadkaan sameeyeen oo ay ku soo qabteen Xubno ka tirsan Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Hay’adaha Amniga shaqada adag oo ay umadda u hayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts