Ilhaan

Xildhibaano Hirshabelle ah oo Xasaanad Laga Qaaday

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa maanta si rasmi ah u yeeshay Kalfadhigiisa 17aad, kulankiisa labaad, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud iyo...

Duqeeymo Xiriir ah oo Maalinkii Saddexaad KaSocda Dalka Sudan

Magaalada dekedda leh ee Port Sudan ayaa wajahay weerarro isdaba joog ah oo ay fuliyeen diyaarado aan duuliyayaal lahayn (drones), taasoo si weyn u...

Cabdicasiis Laftagareen oo kusoo biiray shirkii Wadatashiga Qaran

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo Shirka Golaha Wadatashiga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Kulan la Qaatey Guddoomiyaha Baarlamaanka Algeria

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Algeria,...

Madaxweyne Guudlaawe: “Xaadoole Waa Nin Ku Haminayo Inuu Dhigto Isbaaro”

Madaxweynaha Dowlad goboleeddka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 17-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, oo lagu qabtay magaalada...

Golaha Shacabka oo Dib u Furmay Kadib Xal Siyaasadeed

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah dib uga furmaya xarunta Villa Hargeysa, kaddib hakad siyaasadeed oo muddo kooban hakiyay...

Netanyahu oo Ku Hanjabay Aargudasho Ka Dhan ah Xuutiyiinta

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa si adag uga falceliyay weerar gantaal ah oo ay Xuutiyiintu kusoo rideen dhul ku dhow garoonka diyaaradaha Ben...

Must read